RASMI: Xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA oo go’aansaday in finalka...
(Yurub) 25 Feb 2021. Xiriirka Kubadda Cagta Yurub ee (UEFA) ayaa maanta oo Jimco ah go’aamiyay in kulanka ugu dambeeya ee finalka Champions League xilli ciyaareedkan loo wareejiyo caasimadda...
View ArticleUEFA oo ka baxday heshiis maalgashi oo ay kula jirtay shirkad laga leeyahay...
(Yurub) 01 Maarso 2022. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa soo af-jartay heshiiskii maalgashi ee ay kula jirtay shirkadda laga leeyahay dalka Ruushka ee Gazpom, waxaana taasi u wacan...
View ArticleTikidhada kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Paris Saint-Germain lugta labaad ee...
(Madrid) 02 Mar 2022. Taageerayaasha Real Madrid ayaan lumin kalsoonida ay ku qabaan fursadaha Kooxdooda ee Champions League, inkastoo lugtii hore ee wareegga 16-ka ay guuldarro 1-0 ah kala soo...
View ArticleThibaut Courtois oo ka hadlay fursada ay Real Madrid ku soo laaban karto...
(Madrid) 04 Maarso 2022. Goolhayaha Belgiam iyo naadiga Real Madrid ee Thibaut Courtois ayaa ka hadlay dhowr arrimood ee quseeya kooxdiisa oo ay ka mid tahay fursada ay Real Madrid ku soo laaban karto...
View ArticleKarim Benzema oo hiigsanaya inuu jebiyo rikoorka goolasha Alfredo Di Stefano...
(Madrid) 07 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa habeenka Arbaca soo socota mari doonta tijaabadeeda ugu adag xilli ciyaareedka marka ay garoonkeeda kusoo dhoweyso naadiga Paris...
View ArticleKaddib dhaawacii soo gaaray, Miyuu Mbappé seegayaa kulanka soo socda ee Real...
(Paris) 07 Mar 2022. Wargeyska “Marca” ee dalka Spain ayaa shaaca ka qaaday suurtagalnimada uu ku seegayo Kylian Mbappé kulanka soo socda ee Real Madrid, sababa la xiriira dhaawac soo gaaray dartiis....
View ArticleKlopp oo war farxad leh u sheegay taageerayaasha Liverpool kahor kulanka Inter
(Liverpool) 07 Mar 2022. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa sheegay in xiddigihiisa dhaawaca ah ee Thiago Alcântara, Roberto Firmino iyo Joël Matip ay ku soo laabteen tababarka kooxda...
View ArticleHorudhac: Liverpool vs Inter Milan, Bayern Munich vs FC Salzburg… (Reds iyo...
(Liverpool) 08 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa caawa dooneysa inay iska xaadiriso wareegga rubac-dhammaadka tartanka Champions League kulanka caawa ee lugta labaad ee wareegga 16-ka...
View ArticleAncelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb...
(Madrid) 08 Maarso 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee kooxda Paris Saint-Germain kula ciyaari doonaan kulanka lugta...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Inter Milan ee tartanka...
(Liverpool) 08 Maarso 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Inter Milan ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa caawa dooneysa inay iska...
View ArticleKooxaha Liverpool iyo Bayern Munich oo u gudbay wareega Siddeed dhammaadka...
(Liverpool) 08 Maarso 2022. Liverpool ayaa iska xaadirisay wareega siddeeda ee tartanka UEFA Champions League, inkastoo ay guuldarro 0-1 ah ay kala kulantay Inter Milan, haddana way gudubtay maadaama...
View ArticleHorudhac: Real Madrid vs Paris Saint-Germain, Manchester City vs Sporting CP…...
(Madrid) 09 Maarso 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa caawa dooneysa inay qabato shaqo adag oo ku aaddan inay usoo gudubto wareegga rubac-dhammaadka tartanka Champions League marka ay soo...
View ArticleRobert Lewandowski oo taariikh cusub u dhigay tartanka Champions League...
(Munich) 09 Maarso 2022. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa xalay saddex gool dhaliyay kulankii ay naadigiisa 7-1 ku xasuuqday kooxda Red Bull Salzburg kana...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Sporting CP ee tartanka...
(Manchester) 09 Mar 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Sporting CP ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. Naadiga Manchester City ayaa 5-0 kusoo xaaqday kooxda...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo PSG ee tartanka Champions...
(Madrid) 09 Mar 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Paris Saint-Germain ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa caawa dooneysa inay...
View ArticleKooxaha Real Madrid iyo Man City oo iska xaadiriyay wareega siddeeda ee...
(Madrid) 09 Mar 2022. Real Madrid ayaa iska xaadirisay wareega siddeeda ee tartanka UEFA Champions League, kaddib markii ay guul soo laabasho taariikhi ah kaga gaartay Paris Saint-Germain garoonka...
View ArticleMbappé oo fariin u diray taageerayaasha PSG kaddib markii laga ciribtiray...
(Paris) 11 Maarso 2022. Weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappé ayaa fariin u diray taageerayaasha kooxdiisa Paris Saint-Germain, kaddib markii ay Real Madrid ka reebtay tartanka Champions League....
View ArticleFerdinand oo difaacay Pochettino kaddib guuldarradii taariikhiga ahayd ee PSG...
(Yurub) 11 Maarso 2022. Halyeeyga Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa difaacay tababaraha reer Argentina iyo kooxda Paris Saint-Germain Mauricio Pochettino, kaddib guuldarradii taariikhiga ahaa ee...
View ArticleMajaladda France Football oo isbaddel weyn ku sameysay qaabkii ay u bixin...
(Paris) 12 Maarso 2022. Majaladda France Footbal ee bixisa abaal-marinta Ballon d’Or ayaa is baddel weyn ku sameysay bixinta abaal-marinteeda iyadoo haatan kaddib la qiimeyn doono kaliya wax qabadka...
View ArticleTaageerayaasha kooxda Paris Saint-Germain oo ku orrinayey Messi iyo Naymar...
(Paris) 14 Mar 2022. Taageerayaasha kooxda kubadda cagta ee Paris Saint-Germain ayaa ku orinayey Lionel Messi iyo Neymar Jr ah kulankii shalay mar walba oo ay kubadda taabtaan. Jamaahiirta kooxda reer...
View Article