Horudhac: Manchester United vs Atletico Madrid, Ajax vs Benfica… (Waa sidee...
(Manchester) 15 Maarso 2022. Kooxaha kubadda cagta Manchester United iyo Atletico Madrid ayaa caawa ku wada balansan kulanka lugta labaad ee wareegga 16-ka tartanka Champions League. Labada naadi ayaa...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Atletico Madrid ee tartanka...
(Manchester) 15 Maarso 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Atletico Madrid ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxaha kubadda cagta Manchester United iyo Atletico Madrid...
View ArticleAtletico Madrid oo iska xaadirisay wareega siddeeda ee Champions League...
(Manchester) 15 Maarso 2022. Atletico Madrid ayaa iska xaadirisay wareega siddeeda ee tartanka Champions League kaddib markii ay Man United kaga soo adkaatay garoonka Old Trafford 0-1, kulankii lugta...
View ArticleHorudhac: Juventus vs Villarreal, Lille vs Chelsea… (Yaa dhammeystiri doono...
(Yurub) 16 Maarso 2022. Kooxaha Juventus iyo Chelsea ayaa caawa doonaya inay iska xaadiriyaan wareegga rubac-dhammaadka tartanka Champions League iyadoo kooxda Taliyaaniga ka dhisan ay soo dhoweyneyso...
View ArticleKaddib markii xalay Man United laga cirib tiray Champions League, Paul Parker...
(Manchester) 16 Mar 2022. Xiddigii hore kooxda Manchester United ee Paul Parker ayaa sheegay in Paul Pogba uu si lama filaan ah ula soo noolaa Red Devils, wuxuuna intaa ku daray in xiddiga reer France...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Lille iyo Chelsea ee tartanka Champions...
(Yurub) 16 Maarso 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Lille iyo Chelsea ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey Kooxda Chelsea oo garoonkeeda Stamford Bridge kusoo dubatay Lille kulankii...
View ArticleKooxaha Chelsea iyo Villarreal oo gudbay wareega siddeed dhammaadka ee...
(Yurub) 16 Maarso 2022. Chelsea ayaa iska xaadirisay wareega siddeeda ee tartanka Champions League kaddib markii ay kooxda Lille kaga soo adkaatay 1-2, kulankii lugta labaad ee wareega 16-ka, iyadoo...
View ArticleSiddeedda naadi ee isugu soo haray tartanka Champions League, xilliga loo...
(Yurub) 17 Maarso 2022. Waxaa xalay lasoo gabagabeeyay wareegga 16-ka tartanka Champions League xilli ciyaareedkan 2021-22 iyadoo ay soo baxeen siddeed naadi oo ku tartami doona wareegga...
View ArticleDEG DEG: Isku aadka wareegga Siddeeda ee tartanka UEFA Champions League oo la...
(Yurub) 18 Maarso 2022. Waxaa goordhow la sameeyey isku aadka wareegga Siddeeda ee tartanka UEFA Champions League, iyadoo ay ka soo baxeen kulamo waa weyn oo aad u xiiso badan. Naadiga ugu guulaha...
View ArticleHorudhac: Liverpool vs Benfica… (Reds oo rikoor fiican ka haysata Kooxaha...
(Liverpool) 13 Abriil 2022. Iyadoo u muuqata inay hal lug la sii gashay afar dhammaadka Champions League, Kooxda Liverpool ayaa caawa garoonkeeda Anfield ku soo dhawaynaysa Benfica lugta labaad ee...
View ArticleLabo ka mid ah xiddigaha muhiimka ah ee Manchester City oo hal jaalle u jira...
(Madrid) 13 Abriil 2022. Kooxda Manchester City ayaa haysata labo ciyaaryahan oo muhiim ah kuwaasoo hal jaalle kaliya u jira inay ganaax ku seegaan lugta hore ee afar dhammaadka Champions League....
View ArticleKooxaha soo baxay, kuwa ay sugayaan inay ku beegmaan & Xilliga la ciyaari...
(Paris) 13 Abriil 2022. Kulanka kama dambeysta ah ee final-ka weyn ee Champions League ee 28-ka bisha May lagu ciyaari doono garoonka Saint-Denis Stadium ee Waddanka Faransiiska ayaa la daawan doonaa...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Atletico Madrid iyo Man City ee tartanka...
(Madrid) 13 Abriil 2022. Shaxda rasmiga ah Kooxaha Atletico Madrid iyo Manchester City ee lugta labaad wareegga siddeed-dhammaadka tartanka Champions League oo la shaaciyey. Waxaa is-fara saari doonaan...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Benfica ee tartanka Champions...
(Liverpool) 13 Abriil 2022. Shaxda rasmiga ah Kooxaha Liverpool iyo Benfica ee lugta labaad wareegga siddeed-dhammaadka tartanka Champions League oo la shaaciyey. Iyadoo u muuqata inay hal lug la sii...
View ArticleLiverpool oo jaratay tikitkeeda wareega Afarta ee Champions League kaddib...
(Liverpool) 13 Abriil 2022. Liverpool ayaa jaratay tikitkeeda wareega Afarta Champions League kaddib markii ay ka soo gudubtay kooxda Benfica oo ay ku kala baxeen barbardhac 3-3 ah, balse cel celis...
View ArticleMan City oo u gudubtay wareega Afar ee Champions League kaddib markii ay si...
(Madrid) 13 Abriil 2022. Manchester City ayaa iska xaadirisay wareega afar dhammaadka Champions League kaddib markii ay ka soo gudbeen kooxda Atlético de Madrid oo ay ku kala baxeen barbardhac 0-0 ah,...
View ArticleMuxuu ahaa rikoorkii ay xalay Kooxda Liverpool ka barbareysay Manchester United?
(Liverpool) 14 Abriil 2022. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa xalay kulan adag oo ay la yeelatay naadiga Benfica waxa uu ku soo dhammaaday barbaro 3-3. Yeelkeede, waxa ay Reds iska xaadirisay afar...
View ArticleMacallinka Manchester City ee Pep Guardiola oo xalay dhigay rikoor cusub oo...
(Madrid) 14 Abriil 2022. Macallinka Kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa rikoor cusub dhigay kulankii ay xalay kooxdiisu ka soo gudubtay naadiga dhibka badan ee Atletico Madrid, kaasoo qeyb ka...
View ArticleKevin De Bruyne oo la xaqiijiyey inuu seegi doono kulanka Liverpool… (Miyuu...
(Manchester) 14 Abriil 2022. Mid ka mid ah Wargeysyada waa weyn ee ciyaaraha ka faallooda ayaa xaqiijiyey in Kevin De Bruyne uu maqnaan doono kulanka soo aaddan ee Manchester City ay la leedahay...
View ArticleMacallinka Man City ee Pep Guardiola oo ka warbixiyey xaaladda dhaawac ee...
(Manchester) 24 Abriil 2022. Macallinka Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka warbixiyey xaaladda dhaawacyada xiddigaha kooxdiisa ka hor kulanka afar dhammaadka Champions League oo ay la leeyihiin...
View Article