Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Atletico Madrid ee tartanka Champions League oo la shaaciyey

$
0
0

(Manchester) 15 Maarso 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man United iyo Atletico Madrid ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey.

Kooxaha kubadda cagta Manchester United iyo Atletico Madrid ayaa caawa ku wada balansan kulanka lugta labaad ee wareegga 16-ka tartanka Champions League.

Labada naadi ayaa ciyaartii lugta hore kusoo kala baxay 1-1, waxaana Man United oo marti ah ay u baahan tahay inay guul gaarto si ay ugu gudubto wareegga rubac-dhammaadka si la mid ah Atletico ayaa iyaduna guul u baahan maadaama barbarraha aysan caawin karin kaddib markii meesha laga saaray xeerka goolka bannaanka.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Man United XI:

Atletico Madrid XI:

Image

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles