(Liverpool) 13 Abriil 2022. Shaxda rasmiga ah Kooxaha Liverpool iyo Benfica ee lugta labaad wareegga siddeed-dhammaadka tartanka Champions League oo la shaaciyey.
Iyadoo u muuqata inay hal lug la sii gashay afar dhammaadka Champions League, Kooxda Liverpool ayaa caawa garoonkeeda Anfield ku soo dhawaynaysa Benfica lugta labaad ee siddeed dhammaadka.
Kooxda uu hoggaamiyo tababare Jurgen Klopp ayaa 3-1 guul kaga soo gaartay Benfica lugtii koowaad ee siddeed dhammaadka Champions League oo lagu ciyaaray garoonka Estadio da Luz, waxaana ay Reds rajaynayaa inay afar dhammaadka tartankan la ciyaarayaan Villarreal.
SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-
Liverpool XI:
Benfica XI:
Gool FM.