Kaddib markii uu xalay ku guuleystay horyaalka Ligue 1, Lionel Messi oo...
(Paris) 24 Abriil 2022. Lionel Messi ayaa ku guuleystay 39 koob, waxaana uu noqday xiddiga labaad ee ugu koob hanashada badan kuwa haatan ciyaaraya kubadda cagta oo garoommada ku jira. Kaddib markii uu...
View ArticleLabo ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan Real Madrid oo shaki laga gelinayo...
(Madrid) 25 Abriil 2022. Kooxaha kubadda cagta Manchester City iyo Real Madrid ayaa habeen dambe oo Talaado ah ku balansan kulanka lugta hore ee wareegga nus-dhammaadka tartanka Champions League, balse...
View ArticleAncelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb...
(Madrid) 25 Abriil 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulanka habeen dambe ee kooxda Manchester City kula ciyaari doonaan lugta hore wareega Afar...
View ArticleHorudhac: Manchester City vs Real Madrid… (Isu biro tumasho, is-araggii...
(Yurub) 26 Abriil 2022. Waxaa caawa soo laabanaya tartanka kooxaha qaaradda Yurub ee Champions League kaasoo soo gaaray marxaladihii xiisaha badnaa waxaana caawa lugta koowaad ee wareegga...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Real Madrid ee tartanka...
(Manchester) 26 Abriil 2022. Shaxda rasmiga ah Kooxaha Man City iyo Real Madrid ee lugta koowaad wareegga afar-dhammaadka tartanka Champions League oo la shaaciyey. Waxaa caawa soo laabanaya tartanka...
View ArticleUCL: Manchester City oo garoonkeeda Etihad guul dirqi ah kaga gaartay kooxda...
(Manchester) 26 Abriil 2022. Manchester City ayaa guul kaga gaartay garoonkeeda Etihad kooxda Real Madrid, kaddib markii ay kaga adkaatay 4-3, ciyaar aad u xiiso badneyd oo qeyb ka ahayd kulammada...
View ArticleHorudhac: Liverpool vs Villarreal… (Waa sidee taariikhda is-aragga labadan...
(Liverpool) 27 Abriil 2022. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa caawa la balansan naadiga Villarreal kulanka lugta koowaad ee wareegga afar-dhammaadka tartanka Champions League iyadoo Reds ay isha ku...
View ArticleRASMI: Liverpool oo shaacisay liiska xiddigaheeda kulanka caawa ee Villarreal...
(Liverpool) 27 Abriil 2022. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ku dhawaaqday liiska xiddigaheeda kaga qeyb galaya kulanka caawa ee Villarreal lugta hore ee afar dhammaadka Champions League. Reds ayaa...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Villarreal ee tartanka...
(Liverpool) 27 Abriil 2022. Shaxda rasmiga ah Kooxaha Liverpool iyo Villarreal ee lugta koowaad wareegga afar-dhammaadka tartanka Champions League oo la shaaciyey. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa...
View ArticleUCL: Liverpool oo Anfield ugu awood sheegatay Villarreal
(Liverpool) 27 Abriil 2022. Liverpool oo garoonkeeda Anfield ugu awood sheegatay kooxda Villarreal, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0, ciyaar aad u xiiso badneyd oo qeyb ka ahayd kulammada lugta...
View ArticleLiverpool oo jaratay tikitkeeda finalka UEFA Champions League kaddib markii...
(Villarreal) 03 Maajo 2022. Liverpool oo jaratay tikitkeeda fianalka UEFA Champions League kaddib markii ay kaga soo adkaatay 2-3 kooxda Villarreal oo ay ku booqatay garoonka Estadio de la Cerámica,...
View ArticleHorudhac: Real Madrid vs Manchester City… (Kooxdee ayaa caawa u gudbi doonta...
(Madrid) 04 Maajo 2022. Kooxaha kubadda cagta Real Madrid iyo Manchester City ayaa caawa ku dagaallami doona kulanka lugta labaad ee wareegga afar-dhammaadka tartanka Champions League iyadoo kooxdii...
View ArticleMuxuu Klopp ka yiri kaddib markii Liverpool ay iska xaadirisay finalka UEFA...
(Villarreal) 04 Maajo 2022. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ka hadlay guushii ay xalay kooxdiisa Liverpool ka gaartay naadiga reer Spain ee Villarreal, taaso ka caawisay inay gaaraan...
View ArticleMacallinka naadiga Real Madrid ee Carlo Ancelotti oo taariikh cusub ka dhigi...
(Madrid) 04 Maajo 2022. Kaddib markii uu Sabtidii lasoo dhaafay noqday macallinkii ugu horreeyay ee ku guuleysta shanta horyaal ee ugu waaweyn qaaradda Yurub, macallinka kooxda kubadda cagta Real...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Man City ee tartanka...
(Madrid) 04 Maajo 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo Man City ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. Kooxaha kubadda cagta Real Madrid iyo Manchester City ayaa caawa ku...
View ArticleReal Madrid oo iska xaadirisay finalka Champions League kaddib markii ay guul...
(Madrid) 04 Maajo 2022. Real Madrid ayaa iska xaadirisay finalka Champions League kaddib markii ay guul soo laabasho taariikhi ah kaga gaartay Manchester City 3-1, ciyaartii lugta labaad wareega afarta...
View ArticleXiddiga ugu fiicnaa todobaadkan UEFA Champions League oo la shaaciyey… (Yaa...
(Yurub) 05 Maajo 2022. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ayaa ku dhawaaqday ciyaaryahankii ugu fiicnaa todobaadkan tartanka UEFA Champions League, waxayna si rasmi ah ugu doorteen xiddiga...
View ArticleMuxuu Ancelotti u sheegay Pérez kaddib markii Real Madrid guul soo laabasho...
(Madrid) 05 Maajo 2022. Tababaraha reer Talyaani iyo kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa farxad ka muujiyay kaddib guushii soo laabashada taariikhiga ahayd ee xalay ka gaareen Man City. Real...
View Article“Real Madrid uma qalanto in ay gaarto finalka Champions League” – Peter...
(Madrid) 06 Maajo 2022. Goolhayaha taariikhiga ah xulka qaranka Denmark iyo kooxda Manchester United Peter Schmeichel ayaa sheegay in Real Madrid aysan u qalmin in ay gaarto finalka Champions League....
View ArticleMourinho oo fariin xamaasad leh u diray tababare Ancelotti & jamaahiirta Real...
(Roma) 06 Maajo 2022. Tababaraha kooxda Roma ee Jose Mourinho ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay u soo bixitaanka Real Madrid finalka Champions League, isaga oo fariin gaar ah u diray tababaraha...
View Article