Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

“Kooxaha Yurub waxay ka baqaan Real Madrid, marka laga reebo Barcelona” – Henry

(Yurub) 10 Maajo 2022. Halyeyga reer France iyo kooxaha Arsenal iyo Barcelona ee Thierry Henry, ayaa aaminsan in rajada Liverpool ee ku guuleysiga Champions League ay aad u badan tahay. Kooxaha Real...

View Article


Klopp oo xaqiijiyay maqnaanshaha xiddig ka tirsan Liverpool kulanka finalka...

(Liverpool) 13 Maajo 2022. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay maqnaanshaha xiddiga kooxda ee Fabinho, kulanka finalka FA Cup-ka ee ay la ciyaarayaan kooxda Chelsea. Reds ayaa...

View Article


Sadio Mane oo fariin kaftan ah u diray Benzema kahor finalka Champions League

(Liverpool) 27 Maajo 2022. Laacibka kooxda Liverpool ee Sadio Mane ayaa fariin kaftan ah u diray weeraryahanka Real Madrid ee Karim Benzema, kahor inta aysan labada kooxood Reds iyo Los Blancos isku...

View Article

Iker Casillas oo farriin xamaasad leh u dirray xiddigaha Real Madrid kahor...

(Madrid) 27 Maajo 2022. Halyeeyga Real Madrid ee Iker Casillas ayaa farriin u diray xiddigaha Los Blancos kahor inta aysan ku wajihin Liverpool finalka Champions League. Labada kooxood ayaa habeen...

View Article

Agüero oo sharaxay waxa ay Man City u baahan tahay si ay ugu guulaysato...

(Manchester) 27 Maajo 2022. Halyeeyga kooxda Manchester City ee Sergio Agüero ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan kooxda Sky Blues iyo waliba kubbada cagta adduunka, wuxuuna ku macneeyay in City...

View Article


Hordhac: Liverpool iyo Real Madrid… (Reds oo doonaysa inay caawa ka...

(Paris) 28 Maajo 2022. Kooxaha Liverpool iyo Real Madrid ayaa manta oo Sabti ah taariikhdana ku beegantahay 28-ka May isku wajihi doona finalka tartanka ugu xiisaha badan heer kooxeed ee UEFA Champions...

View Article

Ancelotti oo shaaca ka qaaday sababta uu ugu kasloon yahay Real Madrid kahor...

(Paris) 28 Maajo 2022. Tababaraha Real Madrid ee Carlo Ancelotti, Thibaut Courtois iyo Marcelo ayaa goobjoog ka ahaa shirkii jaraa’id ee ka horeeyay finalka Champions League ee caawa oo Sabti ah la...

View Article

Muxuu ka yiri Klopp finalka Champions League ee caawa ay ku wajahayaan Real...

(Paris) 28 Maajo 2022.Tababaraha reer Jarmal ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay shirkiisa jaraa’id ee ka horeeyay finalka Champions League ee caawa oo Sabti ah la ciyaari doono. Kooxaha Liverpool iyo Real...

View Article


Pochettino oo sheegay kooxda ugu cad cad ee ku guuleysan karta Champions...

(Paris) 28 Maajo 2022. Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa tilmaamay fursada ay Real Madrid ku hanan karto Champions Leaque-ga oo ay Liverpool kaga guuleysan karto....

View Article


Kooxdee ayuu taageeri doonaa caawa Tababare Mauricio Pochettino final-ka...

(Paris) 28 Maajo 2022. Macalinka kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Mauricio Pochettino ayaa shaaca ka qaaday kooxda uu taageerayo Final-ka Champions League. Tababaraha PSG ee Mauricio...

View Article

Alcantara oo rikoodh Taariikhi ah ka sameyn kara kulanka caawa ee finalka...

(Paris) 28 Maajo 2022. Kooxaha Liverpool iyo Real Madrid ayaa caawa oo Sabti ah taariikhdana ku beegantahay 28-ka May isku wajihi doona finalka tartanka ugu xiisaha badan heer kooxeed ee UEFA Champions...

View Article

Real Madrid oo ku guuleysatay markii 14-aad ku guuleysatay Champions League...

(Paris) 28 Maajo 2022. Real Madrid oo ku guuleysatay markii 14-aad ku guuleysatay Champions League kaddib markii ay guul dirqi ah ka haartay Liverpool, oo ay ciyaar aad u xiiso badan ku wada ciyaareen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marcelo oo xaqiijiyey inuu ka tagayo kooxda Real Madrid kaddib markii uu kula...

(Madrid) 29 Maajo 2022. Xiddiga reer Brazil ee Marcelo ayaa xaqiijiyey inuu ka tagayo kooxda Real Madrid xilli ciyaareedkan. Daafacan dadabka bidix ayaa sugayey ilaa inta kooxdiisu ay koobka Champions...

View Article


Waxqabadkii kal ciyaareedkan ee Karim Benzema oo la saadaalinayo inuu yahay...

(Madrid) 29 Maajo 2022. Guushii xalay ee Real Madrid final-ka Champions League ayaa la warinayaa in Karim Benzema ay u sii dhoweysay ku guuleysiga abaal-marinta qiimaha leh ee Ballon d’Or, waana kan la...

View Article

“Halkee lagu qabanayaa xilli ciyaareedka dambe Champions League? Istanbul...

(Liverpool) 29 Maajo 2022. Macallinka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ballanqaad cajiib ah u sameeyey Taageerayaasha naadiga kaddib markii ay xalay guuldarro kala kulmeen Real...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goolhaye Thibaut Courtois oo hoggaaminaya kooxda xilli ciyaareedka ee UEFA...

(Yurub) 29 Maajo 2022. Goolhayaha kooxda Real Madrid ee Thibaut Courtois ayaa hoggaaminaya shaxda xilli ciyaareedka ee UEFA Champions League, Benzema, Lewy & Salah ayaa sidoo kale ka mid ah...

View Article

Thierry Henry oo ka codsaday France Football inay xirto cod-bixinta Ballon d’Or

(Paris) 29 Maajo 2022. Halyeyga reer France ee Thierry Henry ayaa ka codsaday majaladda caanka ah ee France Football inay xirto cod-bixinta abaal-marinta Ballon d’Or ee 2022, sababa la xiriira in...

View Article


“Benzema wuxuu u qalmaa Ballon d’Or… Lewandowski ma ahayn kii ugu fiicnaa...

(Paris) 30 Maajo 2022. Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Lionel Messi ayaa u doortay weeraryahanka Real Madrid ee Karim Benzema inuu ku guuleysto abaal-marinta Ballon d’Or sanadkan. Messi ayaa...

View Article

Lionel Messi oo sheegay in Real Madrid aysan ahayn kooxda ugu fiican, haddana...

(Paris) 31 Maajo 2022. Weeraryahanka kooxda Paris Saint-Germain ee Lionel Messi oo waraysi uu dhawaan bixiyay kaga hadlay waxyaabo badan oo ay ku jiraan Champions League iyo Abaal-marinta Ballon d’Or....

View Article

“Xitaa dhiiggeyga ayaan ku qori karay heshiiskeygii ugu horreeyey ee Real...

(Madrid) 31 Maajo 2022. Marcelo Vieira da Silva Junior oo ka tagaya dhammaadka xilli ciyaareedkan kooxda Real Madrid ayaa shaaca ka qaaday kana sheekeeyey heshiiskiisii ugu horreeyey ee Real Madrid uu...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live