Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Xiddigii & Da’yarkii ugu fiicnaa Tartanka UEFA Champions League...

(Yurub) 31 Maajo 2022. Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey ciyaaryahankii iyo da’yarkii ugu fiicnaa tartanka UEFA Champions League xilli ciyaareedkiisa 2021-2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee dalka...

View Article


“Qof walba ayaad niyad-jabiseen” – Gilberto Silva oo weerar ku qaaday Arsenal

(London) 08 Juun 2022. Halyeeyga kooxda Arsenal ee Gilberto Silva ayaa dhaleeceeyay kooxda haatan ee uu hogaamiyo tababare Mikel Arteta, kaddib natiijooyinkii niyad jabka ahaa ee ay kaga dhameysteen...

View Article


Liverpool oo dejisay qiimaha ay Mane kaga iibinayso Bayern Munich

(Liverpool) 09 Juun 2022. Kooxda reer England ee Liverpool ayaa go’aamisay qiimaha ay ku iibinayso xiddigeeda reer Senegal ee Sadio Mane inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Kooxda reer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xavi oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Kooxda Barcelona uga qeyb galaya...

(Barcelona) 06 Sebt 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulankeeda koowaad UEFA Champions League ee xilli ciyaareedkan 2022/23, kaasoo ay haeen...

View Article

Dinamo Zagreb oo guul ka gaartay Chelsea kulankeeda koowaad tartanka...

(Yurub) 06 Sebt 2022. Kooxda Dinamo Zagreb ayaa guul kaga daah furatay kulankeeda koowaad UEFA Champions League ee xilli ciyaareedkan 2022/23, kaddib markii ay 1-0 kaga adkaatay naadiga Chelsea oo...

View Article


Real Madrid, Man City iyo PSG oo guulo gaaray & guud ahaan natiijooyinka...

(Yurub) 06 Sebt 2022. Kulamada ugu horreeya heerka guruubyada Champions League xilli ciyaareedkan ayaa caawa la ciyaara, iyadoo kooxo waa weyn oo ka socda horyaallada kala duwan ee Yurub ay dheeleen....

View Article

Inter vs Bayern Munich, Napoli vs Liverpool & Guud ahaan kulammada caawa laga...

(Yurub) 07 Sebt 2022. Waxaa caawa la ciyaari doonaa kulamo ka tirsan heerka guruubyada Champions League, iyadoo ay qeyb ka yihiin kuwo kooxo waa weyn ay wada ciyaari doonaan. Inter Milan ayaa soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Kooxda Chelsea oo shaqada ka cayrisay Tababare Thomas Tuchel kaddib...

(London) 07 Sebt 2022. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa shaqada ka cayrisay tababaraheedii Thomas Tuchel kaddib guuldarradii xalay ka soo gaartay Dinamo Zagreb ee Champions League. Blues ayaa xalay...

View Article


Miyuu seegi doonaa Benzema kulammada Derby Madrid iyo El Clasico?

(Madrid) 07 Sebt 2022. Warbixin ka soo baxday Faransiiska ayaa shaaca ka qaaday, maanta oo Arbaco ah, mudada uu garoomada ka maqnaanayo weeraryahanka Real Madrid ee Karim Benzema, kaddib markii uu ku...

View Article


Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Napoli iyo Liverpool ee Champions League oo...

(Napoli ) 07 Sebt 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Napoli iyo Liverpool ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:- Napoli XI: Meret;...

View Article

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Viktoria Plzen ee Champions...

(Barcelona) 07 Sebt 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Barcelona iyo Viktoria Plzen ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-...

View Article

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Inter Milan iyo Bayern Munich ee Champions...

(Milano) 07 Sebt 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Inter Milan iyo Bayern Munich ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:- Inter...

View Article

Liverpool oo guuldarro la kulantay, Barcelona iyo Bayern oo guulo gaaray &...

(Yurub) 07 Sebt 2022. Waxaa caawa la ciyaaray kulammo ka tirsan heerka guruubyada Champions League, iyadoo ay qeyb ka ahaayeen kuwo kooxo waa weyn ay wada ciyaareen. Barcelona ayaa guul ay u qalantay...

View Article


Mbappé oo tilmaamay maalmihiisii ugu adkaa ee Paris Saint-Germain

(Paris) 09 Sebt 2022. Kylian Mbappé ayaa tilmaamay inuu ku noolaa maalmihiisii ugu adkaa markii Paris Saint-Germain ay 2020-kii finalka Champions League ka qaaday Bayern Munich, kaddib markii ay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xavi oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya kulanka...

(Barcelona) 11 Sebt 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulankeeda labaad UEFA Champions League ee xilli ciyaareedkan 2022/23, kaasoo ay Talaadada...

View Article


Bayern Munich vs Barcelona, Liverpool vs Ajax & Guud ahaan kulammada caawa...

(Yurub) 13 Sebt 2022. Waxaa caawa la ciyaari doonaa kulamo ka tirsan heerka guruubyada Champions League, iyadoo ay qeyb ka yihiin kuwo kooxo waa weyn ay wada ciyaari doonaan. Bayern Munich ayaa soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Thomas Muller: “Mane wuxuu ii sheegay inaan si qaldan kubadda ugu baasin...

(Munich) 13 Sebt 2022. Sadio Mane ayaa kula kaftamay una sheegay Thomas Muller inuusan si qaldan kubadda ugu baasin Robert Lewandowski, marka ay labadooda ku kulmaan caawa tartanka UEFA Champions...

View Article


RASMI: Kimpembe oo la shaaciyey muddada uu garoomada ka maqnaan doono & Navas...

(Paris) 13 Sebt 2022. Waxaa la shaaciyey muddada uu garoomada ka maqnaan doono Kimpembe iyo in goolhaye Keylor Navas uusan qeyb ka ahayn safarka PSG ku tagayso Israel. Kimpembe ayaan la heli doonin oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababare Ancelotti oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha uga qeyb galaya kulanka...

(Madrid) 13 Sebt 2022. Macallinka Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa shaaciyey diiwaanka xiddigaha naadigiisa uga qeyb galaya kulanka habeen dambe RB Leipzig ee tartanka UEFA...

View Article

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Bayern Munich iyo Barcelona ee Champions...

(Munich) 13 Sebt 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Bayern Munich iyo Barcelona ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:- Bayern...

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live