Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Tababare Ancelotti oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha uga qeyb galaya kulanka RB Leipzig ee tartanka UEFA Champions League (Yaa ku soo baxay?)

$
0
0

(Madrid) 13 Sebt 2022. Macallinka Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa shaaciyey diiwaanka xiddigaha naadigiisa uga qeyb galaya kulanka habeen dambe RB Leipzig ee tartanka UEFA Champions League

Kooxda xafidanaysa Koobka horyaallada Yurub ee Champions League ayaa xiddigaha ugu qeyb galaya  kulanka habeen dambe RB Leipzig, waxaa dhanka weerarka ka hoggaaminaya Eden Hazard, Vinícius Júnior iyo Rodrygo.

Haddaba halkaan hoose ka eeg diiwaanka xiddigaha Kooxda Real Madrid uga qeyb galaya kulanka RB Leipzig ee tartanka UEFA Champions League:

Image

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles