Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Ajax ee Champions League oo...

(Liverpool) 13 Sebt 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Liverpool iyo Ajax ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:- Liverpool XI:...

View Article


Man City vs Dortmund, Real Madrid vs RB Leipzig & Guud ahaan kulammada caawa...

(Yurub) 14 Sebt 2022. Waxaa caawa la ciyaari doonaa kulamo ka tirsan heerka guruubyada Champions League, iyadoo ay qeyb ka yihiin kuwo kooxo waa weyn ay wada ciyaari doonaan. Manchester City ayaa soo...

View Article


Lewandowski oo farriin diray kaddib guuldarradii Barcelona ay kala kulantay...

(Barcelona) 14 Sebt 2022. Weeraryahanka reer Poland ee Robert Lewandowski, ayaa habeen adag la kulmay kaddib markii ay Barcelona guuldarro kala soo laabatay garoonka Allianz. Kulankii ugu adkaa...

View Article

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo RB Leipzig ee Champions...

(Madrid) 14 Sebt 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Real Madrid iyo RB Leipzig ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:- Real Madrid...

View Article

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Man City iyo Borussia Dortmund ee Champions...

(Manchester) 14 Sebt 2022. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Manchester City iyo Borussia Dortmund ee tartanka Champions League ayaa la shaaciyey. SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA...

View Article


Real Madrid, Man City iyo PSG oo guulo gaaray & guud ahaan natiijooyinka...

(Yurub) 14 Sebt 2022. Waxaa caawa la ciyaaray kulamo ka tirsan heerka guruubyada Champions League, iyadoo ay qeyb ka ahaayeen kuwo kooxo waa weyn ay wada ciyaareen. Kooxda difaacaneysa tartankan ee...

View Article

“Waxaan u dagaalami doonaa ku guuleysiga Koobka Adduunka” – Messi

(Paris) 26 Sebt 2022. Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain iyo xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa ka hadlay caqabadaha sugaya xilli ciyaareedkan. Lionel Messi ayaa wareysi uu siiyay “TUDN...

View Article

Barcelona oo shaacisay dhaawaca labada ciyaaryahan ee Depay iyo De Jong

(Barcelona) 26 Sebt 2022. Kooxda Barcelona ayaa war rasmi ah oo ay soo saartay ku shaacisay in labada ciyaaryahan ee reer Holland Frenkie de Jong iyo Memphis Depay ay dhaawacmeen intii lagu jiray...

View Article


Halyeey Real Madrid ah oo ka jawaabay hadalkii Messi ee ku saabsanaa...

(Madrid) 28 Sebt 2022. Xidigii hore ee Real Madrid Guti ayaa ka jawaabay hadaladii Lionel Messi ee ahaa in aanu ku guulaysan Champions League. Messi ayaa qirtay in qof walba oo Paris Saint-Germain ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo shaacisay magacyada ciyaartoyda uga qeyb-galaya kulanka Inter...

(Barcelona) 03 Okt 2022. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa shaacisay diiwaanka xiddigaha uga qeyb-galaya kulanka adag ee Champions League oo ay la leeyihiin naadiga Inter Milan ee dalka Talyaaniga,...

View Article

“Barcelona uma qalmin in laga badiyo kulankii Bayern Munich” – Inzaghi

(Milano) 03 Okt 2022. Tababaraha Inter Milan ee Simone Inzaghi ayaa sheegay in kooxda Barcelona aysan u qalmin in laga badiyo kulankii ugu dambeeyay ee Champions League ay kula ciyaareen Bayern Munich....

View Article

Liverpool, Bayern Munich, Barcelona, Inter Milan, Atletico, Tottenham & Guud...

(Yurub) 04 Okt 2022. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaari doonaa, iyadoo ay ku jiraan kulammo waa weyn. Kooxaha waa weyn ee ciyaari doona waxaa ka mid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ancelotti oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb galaya...

(Madrid) 04 Okt 2022. Macallinka Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa shaaciyey diiwaanka xiddigaha naadigiisa uga qeyb galaya kulanka Shakhtar Donetsk ee tartanka UEFA Champions...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Liverpool iyo Rangers ee tartanka Champions...

(Liverpool) 04 Okt 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Rangers kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Inter Iyo Barcelona ee tartanka Champions...

(Milano) 04 Okt 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Inter Iyo Barcelona kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba dhanka...

View Article


Kooxaha Liverpool iyo Inter oo guulo gaaray & guud ahaan natiijooyinka...

(Yurub) 04 Okt 2022. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaaray, iyadoo ay ku jireen kulammo waa weyn. Kooxda Liverpool ayaa guul ay u qalantay ka gaartay dhigeeda...

View Article

Chelsea, AC Milan, Real Madrid, Man City, Juventus, PSG & Guud ahaan...

(Yurub) 05 Okt 2022. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaari doonaa, iyadoo ay ku jiraan kulammo waa weyn. Kooxaha waa weyn ee ciyaari doona waxaa ka mid ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu Macallin Xavi ka yiri guuldarradii xalay Kooxdiisa ka soo gaartay Inter...

(Milano) 05 Okt 2022. Macallin Xavi Hernandez ayaa shaaca ka qaaday inuu aad uga xanaaqay qaab ciyaareedkii garsooraha kulankii ay Barcelona xalay guuldarrada kala kulantay Inter Milan ee wareegga...

View Article

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Chelsea Iyo Milan ee tartanka Champions...

(London) 05 Okt 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea Iyo Milan kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba dhanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Real Madrid iyo Shakhtar Donetsk ee...

(Madrid) 05 Okt 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Real Madrid iyo Shakhtar Donetsk kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League....

View Article
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live