Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Man City iyo FC Copenhagen ee tartanka...
(Manchester) 05 Okt 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Manchester City iyo FC Copenhagen kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions...
View ArticleKooxaha Real Madrid, Man City, Chelsea oo guulo gaaray & guud ahaan...
(Yurub) 05 Okt 2022. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaaray, iyadoo ay ku jireen kulammo waa weyn. Kooxda Manchester City ayaa gumaaday naadiga FC Copenhagen,...
View ArticleMuxuu ka yiri Ancelotti kaddib guushii ay Real Madrid ka gaartay Shakhtar...
(Madrid) 06 Okt 2022. Tababaraha Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay guushii ay xalay kooxdiisa ka gaartay Shakhtar Donetsk. kooxda difaacaneysa tartankan ee Real Madrid ayaa dhagta ciida u...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Milan iyo Chelsea ee tartanka Champions...
(Milano) 11 Okt 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Milan iyo Chelsea kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba dhanka...
View ArticleUCL: Kooxaha FC Copenhagen iyo Manchester City oo barbaro ku kala baxay
(Yurub) 11 Okt 2022. Kooxaha FC Copenhagen iyo Manchester City ayaa barbaro 0-0 ku kala baxay, ciyaar qeyb ka ahayd kulammada afaraad ee heerka guruubyada UEFA Champions League kal ciyaareedkan. Qeybta...
View ArticleReal Maadrid oo taako loo dhigay, Chelsea oo markale dubatay AC Milan & guud...
(Yurub) 11 Okt 2022. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaaray, iyadoo ay ku jireen kulammo waa weyn. Kooxda reer England ee Chelsea ayaa ku oo garaacday...
View ArticleBarcelona, Inter, Liverpool, Bayern Munich, & Guud ahaan kulammada caawa laga...
(Yurub) 12 Okt 2022. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaari doonaa, iyadoo ay ku jiraan kulammo waa weyn. Kooxaha waa weyn ee caawa ciyaari doona waxaa ka mid...
View ArticleXavi oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Kooxda Barcelona uga qeyb galaya...
(Barcelona) 12 Okt 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulankeeda caawa ee tartanka UEFA Champions League kaasoo ay kula ciyaari doonaan kooxda reer...
View Article“Waa maxay sababta ay ugu adag tahay ku guuleysiga Champions League? Sababtoo...
(Manchester) 12 Okt 2022. Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa qirtay dhibka ay kala kulmayaan in ay u tartamaan koobka Champions League, maadaama ay qeyb ka tahay Real Madrid. Real...
View ArticleShaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Rangers iyo Liverpool ee tartanka Champions...
(Scottish) 12 Okt 2022. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Rangers iyo Liverpool kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba...
View ArticleBarcelona iyo Inter oo barbaro ku kala baxay, Liverpool oo guul weyn gaartay...
(Yurub) 12 Okt 2022. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaaray, iyadoo ay ku jireen kulammo waa weyn. Kooxaha Barcelona iyo Inter Milan ayaa kulan Lix...
View Article“Waxaan ka baqayaa in natiijada kulanka Inter ay saameyn ku yeelato ciyaarta...
(Barcelona) 13 Okt 2022. Tababaraha kooxda Barcelona Xavi Hernandez ayaa rajeynaya in natiijada kulanka Inter Milan aysan saameyn nafsi ah ku yeelan ciyaartoydiisa kahor kulanka soo socda ee horyaalka...
View Article“Mohamed Salah waa ciyaaryahan aan caadi ahayn” – Jürgen Klopp
(Liverpool) 13 Okt 2022. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ammaanay weeraryahanka reer Massar ee Mohamed Salah, kaddib bandhigii cajiibka ahaa uu ka sameeyay kulankii xalay ay guusha...
View Article“Waxaan filayey in Mohamed Salah uu saddexley ka dhaliyo Rangers” – Firmino
(Liverpool) 14 Okt 2022. Laacibka reer Brazil ee Roberto Firmino, ayaa sheegay inuu filayay hat-trick-ga taariikhiga ahay ee uu ka dhaliyay saaxiibkiis Mohamed Salah kooxda Rangers. Mohamed Salah ayaa...
View ArticleGoobta iyo goorta lagu balansan yahay Ballon d’Or, & Wax walba oo aad uga...
(Paris) 17 Okt 2022. Waxaa caawa lagu madalsan yahay xafladda weyn ee lagu bixinayo abaal-marinta Ballon d’Or 2022 iyadoo xiddiga ugu badan ee leysku raacay in abaal-marinta caawa uu ku guuleysan doono...
View ArticleBenzema & Valverde oo la xaqiijiyey inay seegi doonaan kulanka Real Madrid...
(Madrid) 24 Okt 2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa ku dhawaaqday diiwaanka 25-ka xiddig ee ay kala qeyb geli doonto kulanka Champions League ee habeen dambe ay la leeyihiin RB Leipzig. Waxaa...
View ArticleChelsea, AC Milan, Real Madrid, Man City, Juventus, PSG & Guud ahaan...
(Yurub) 25 Okt 2022. Kulammo ka tirsan heerka guruubyada UEFA Champions League ayaa caawa la ciyaari doona, iyadoo ay ku jiraan kulammo waa weyn. Kooxaha waa weyn ee ciyaari doona waxaa ka mid ah...
View ArticleUEFA oo ku dhawaaqay shaxdii ugu fiicnayd todobaadkan tartanka Champions...
(Yurub) 27 Okt 2022. Xiriirka kubadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA ayaa soo saaray shaxdii ugu fiicnayd todobaadkan tartanka Champions League ama si kale haddii loo dhigo 11-kii xiddig ee ugu bandhigga...
View ArticleXavi oo balan qaad xiiso leh u sameeyay taageerayaasha Barcelona
(Barcelona) 01 Nof 2022. Tababaraha kooxda Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa balan qaad xiiso leh u sameeyay taageerayaashiisa oo ku saabsan in uu ku soo laaban doonaan masraxa ku guuleysiga koobab,...
View ArticleKlopp oo magacaabay koox la yaab leh oo uu sheegay inay gaari doonto finalka...
(Liverpool) 01 Nof 2022. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa magacaabay koox la yaab leh oo uu sheegay inay gaari doonto finalka Champions League. Hadalka Klopp ayaa imaanaya ka hor inta...
View Article