Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Browsing all 2505 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ancelotti oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Real Madrid uga qeyb...

(Madrid) 02 Nof 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Real Madrid uga qeyb galaya kulan ay caawa ku soo dhaweyn doonaan Celtic garoonka Santiago Bernabéu, kaasoo qeyb ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goorma ayaa la sameynayaa isku aadka wareegga 16-ka Champions League?

(Nyon) 03 Nof 2022. Waxaa la shaaciyey xilliga la sameyn doono isku aadka wareegga 16-ka UEFA Champions League 2022/23. Haddaba waxaan halkaan hoose ku eegi doonnaa jawaabaha su’aalo laga yaabo inaad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isku aadka wareega 16-ka Champions League oo Maanta la sameynayo…. (Ka Bogo...

(Nyon) 07 Nof 2022. Waxaa maanta la sameyn doonaa isku aadka wareega 16-ka ee koobka xiisaha badan ee Champions League. taasoo ka dhici doonta xarunta dhexe ee xiriirka kubadda cagta Yurub ee UEFA ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Isku aadka wareega 16-ka Champions League oo la sameeyay (Kulamo adag...

(Nyon) 07 Nof 2022. Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa sameeyay qorituurka wareega 16-ka ee Champions League. Isku aadka waxaa ka soo baxay kulamo aad u adag oo xiiso leh, waxaana kamid ah...

View Article

“Ronaldo waa ciyaaryahan weyn, wali wuu sameyn karaa farqi” – Xavi

(Barcelona) 07 Nof 2022. Tababaraha Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa ammaanay awooda weeraryahanka kooxda Manchester United ee Cristiano Ronaldo, isagoo xusay inuu wali sameyn karo isbedel. Isku aadka...

View Article

Browsing all 2505 articles
Browse latest View live