(Barcelona) 11 Sebt 2022. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulankeeda labaad UEFA Champions League ee xilli ciyaareedkan 2022/23, kaasoo ay Talaadada ay booqan doonaan kooxda Bayern Munich.
Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Kooxda Barcelona uga qeyb-gaya kulanka UEFA Champions League ay Talaadada booqan doonaan Bayern Munich:-
Gool FM.