Quantcast
Channel: Champ’ League – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

MEEL KU SHEEG COENTRAO: Xiddiggan raadkiisa lama hayo wuuna ku jiray kooxdii Zidane u xushay kahortagidda Juve!

$
0
0

REAL MADRID 16/17 LIGA DE CAMPEONES 16/17 CHAMPIONS LEAGUE 16/17

(Madrid) 05 Juunyo 2017. Mid ka mida 24kii ciyaaryahan ee ku jiray kooxdii uu Zidane u xushay in ay wajahaan Juventus ayaan lagu arkay midkoodna xafladdii gegida Millenium, dabaaldagyadii ka dhacay hoolka magaalada iyo Cibeles: Fabio Coentrao.

Daafaca ka dheela labada dabad garoonka wuu la aaday Hotel-ka, laakiin raadkiisa lama hayo wixii markaa ka dambeeyey.

REAL MADRID  16/17  JUVENTUS 16/17 FINAL CHAMPIONS 17 LIGA DE CAMPEONES 17

Lama arag xilligii la bixinayey billadaha, la ruxay koobka iyo dabaaldagyadii xigay ee garoonka ka dhacay iyo xittaa axadii isaga qoyskiisa booqashadii Hoolka magaalada iyo Cibeles.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2505

Trending Articles